Waa Maxay Ujeedada Ka Dambeysa Weerarada Yahuudda ee Dalka Suuriya?

0
100

Waayadii u dambeysay waxaa joogta ahaa weerarada uu maamulka Yahuudda ka fulinayo gudaha dalka Suuriya, halkaas oo uu dhawaan ka dhacay isbedel maamul, taladana laga tuuray Nidaamkii Nuseyriyada ee nus qarni dusha ka saarnaa Muslimiinta.

Hadaba maxay tahay ujeedooyinka Yahuuddu ka leeyihiin weeraradan joogtada ah ee ay ka fulinayaan dalka Suuriya?

Halkan kala deg Warbixinta.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here