Askarta Dowladda Fedaraalka ee ku sugan gobolka Hiiraan ayaa dareemaya baqdin xooggan, waxayna sii korortay cabsidooda, kadib markii ay gaareen gobolkaasi ciidankii Dowladda Fedaraalka ee ka firxaday dagaalkii ka dhacay degmada Aadan Yabaal.
Hadaba waa sidee xilligan xaaladda ciidamada Dowladda Fedaraalka ee ku sugan gobolka Hiiraan.