Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa waxa ay maaanta weeraro ka fuliyeen goballada Hiiraan iyo Sh-dhexe, kuwaas oo midkood lagu dilay 51 askari.
Haddaba waa sidee xaaladda deegaannada lagu dagaallamay ee goballada Hiiraan iyo Sh-dhexe? C/fataax Maxamed Qaasim ayaa inooga waramaya.