Friday, May 9, 2025
HomeAll NewsWaa Sidee Xaaladda Magaalada Port Suudaan, Kadib Duqeymihii ka Dhacay Magaaladaas?

Waa Sidee Xaaladda Magaalada Port Suudaan, Kadib Duqeymihii ka Dhacay Magaaladaas?[WARBIXIN]

Saddax maalmood oo xiriir ah ayay maleeshiyaadka gurmadka degdegga ah waxa ay duqeymo culus ka geysanayaan, magaalada Port Suudaan ee dekadda u ah dalka Suudaan, iyagoona beegsanaya kaabayaasha muhiimka ah ee magaaladaas.

Khasaare kala duwan oo naf iyo maalba leh ayay geysteen duqeymahaan ka socda magaalada Port Suudaan, waxaana goobaha ay duqeymuhu beegsanayaan ka kamid ah dhismayaasha ay dagan yihiin dadka rayidka ah.

Halkaan ka Degso Warbixinta Suudaan

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.