Thursday, July 10, 2025
HomeAll NewsWaa Sidee Xaaladda Moqokori ee Hiiraan Kadib La Wareegitaankii Al-Shabaab.?

Waa Sidee Xaaladda Moqokori ee Hiiraan Kadib La Wareegitaankii Al-Shabaab.?

Warbaahinta Islaamiga ah ee Al-Furqaan ayaa wareysi la yeelatay qof ku sugan Moqokori, wuxuuna ka warbixiyay xaaladda magaalada.

Wuxuu sheegay iney degan tahay xaaladda magaaladaasi, isagoo ka hadlay halkii ay ku dambeeyeen ciidankii Dowladda Fedaraalka ee ka firxaday halkaas.

Halkaan ka Degso Codka.

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.