Monday, May 5, 2025
HomeAll NewsWaalidiinta Soomaalida ee ku Nool Ingariiska oo ka Walaacsan Caruurtooda oo Daroogada...

Waalidiinta Soomaalida ee ku Nool Ingariiska oo ka Walaacsan Caruurtooda oo Daroogada la Baray.[WAREYSI]

Mudooyinkii lasoo dhaafay waxaa waalidiinta Soomaaliyeed ee ku nool dalka Ingariiska muujinayeen, walaac ay ka qabaan caruurtooda ku nool dalkaas ay kamid noqdeen dadka isticmaala daroogada.

Aqoonyahan Abuu Ibraahiim ayaa Warbaahinta Islaamiga ah ee Al-furqaan uga waramay xalada heysta waalidiinta Soomaaliyeed ee ku nool dalka Ingariiska oo kawalaacsan caruurtooda oo qeyb ka noqday kuwa adeegsada Daraagiska, sidoo kalene ay Gaankiska ku shaqeystaan.

Halkaan ka Degso Wareysiga Aqoonyahanka

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.