Sheekh Cabdullaahi Abu Khaalid Waaliga wilaayada Islaamiga ah ee gobolka Galgaduud, ayaa ka warramay xaaladda guud ee gobolka iyo hurumarrada ka jira.
Waxaa si gaar ah su’aal looga weydiiyay dagaalladii ka socday gobolka ee ay qaadeen shisheeyaha iyo Dowladda Fedaraalka iyo halka ay ku dambeeyeen.