Saturday, April 19, 2025
HomeAll NewsWaaliga Hiiraan oo Bogaadiyay Weerarkii Aadan-Yabaal Kana Hadlay Dagaalladii Aboorreey.

Waaliga Hiiraan oo Bogaadiyay Weerarkii Aadan-Yabaal Kana Hadlay Dagaalladii Aboorreey.

Dagaallo culus oo lagu dilay 55 askari oo katirsan Dowladda Fedaraalka laguna dhaawacay 71 kale ayaa waxa ay maanta ka dhaceen, degmada Aadan Yabaal ee gobalka Sh-dhexe iyo duleedkeeda.

Waaliga Wilaayada Islaamiga ah ee Hiiraan Sheekh Guuleed Abuu Nabhaan, ayaa wareysi uu siiyay Idaacadda Al-Andalus ee ku hadasha afka Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab waxa ku bogaadiyay la wareegitaankii degmada Aadan Yabaal.

Waxa uu geesta kale ka hadlay dagaalladii cuslaa ee maalmihii lasoo dhaafay ka dhacay deegaanka Aboorrey ee gobalka Hiiraan.

Halkaan ka Degso Wareysiga

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.