Monday, July 14, 2025
HomeAll NewsWaaliga Hiiraan oo ka Hadlay Lawareegitaanka Ciidanka Al-Shabaab ee Tardo.

Waaliga Hiiraan oo ka Hadlay Lawareegitaanka Ciidanka Al-Shabaab ee Tardo.[WAREYSI]

Idaacadda Islaamiga ah ee Al-Andalus ayaa wareysi gaar ah la yeelatay Sheekh Guuleed Abuu Nabhaan Waaliga wilaayada Islaamiga ah ee Hiiraan, wuxuuna wareysigu taabanayaa dhinacyo kala duwan.

Waaliga ayaa ka hadlay la wareegitaanka degaanka Tardo ee ciidanka Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab, askar kasoo goosanaya Dowladda Fedaraalka oo kusoo qulqulaya degaannada uu ka taliyo maamulka Islaamiga ah iyo xaaladda guud ee gobolka.

Halkaan ka Degso Codka Waaliga.

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.