Thursday, May 22, 2025
HomeUncategorizedWaaliga Sh/Dhexe oo Kulan la Qaatay Odayaasha Dhaqanka Beesh Abgaal ee Gobolkaas.

Waaliga Sh/Dhexe oo Kulan la Qaatay Odayaasha Dhaqanka Beesh Abgaal ee Gobolkaas.[KALIMAD]

Sheekh Yuusuf Sheekh Ciise Kabakudukade Waaliga wilaayada Islaamiga ah ee Sh/Dhexe ayaa kulan muhiim ah la qaatay, odayaasha dhaqanka Beelweynta Abgaal ee gobolkaas.

Odayaashan iyo waaliga ayaa ku ballamay difaaca Shareecada Islaamka, wuxuuna kulanku ka dhacay degaanka Miir-Taqwo oo ka xorowday shisheeyaha Burundi iyo ciidamadii Dowladda Fedaraalka ee ku sugnaa.

Halkan ka Degso Kalimadda Waaliga.

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.