Tuesday, June 17, 2025
HomeAll NewsWaaliga Sh-hoose oo ka Warbixiyay Camaliyaddii ka Dhacday Duleedka Degmada Afgooye.

Waaliga Sh-hoose oo ka Warbixiyay Camaliyaddii ka Dhacday Duleedka Degmada Afgooye.

Sheekh Cabdisamad Abuu Cabdiraxmaan oo ah Waaliga Wilaayada Islaamiga ah ee Sh-hoose ayaa waxa uu faahfaahin ka bixiyay, camaliyad nafhurnimo ah oo maanta ciidamada Shisheeye lagula beegsaday duleedka degmada Afgooye ee gobalka Sh-hoose.

Sheekha ayaa sheegay in camaliyadda ay geystay khasaare naf iyo maalba leh, ciidamada Shisheeyana laga gubay gaari Taangi ah, isagoo geesta kale soo hadal qaaday arrimo muhiim ah.

Halkaan ka Degso Wareysiga Waaliga

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.