Sheekh Guuleed Abuu Nabhaan oo ah waaliga Wilaayada Islaamiga Hiiraan, ayaa waraysi uu siiyay warbaahinta Islaamiga Al-Furqaan, wuxuu kaga jawaabay su’aalo dhowr ah oo la xiriira xaaladda gobolka.