Tuesday, May 6, 2025
HomeAll NewsWabiga Shabeelle oo Fatahaad ka Geystay Deegaanka Xawaadley ee Sh-dhexe.

Wabiga Shabeelle oo Fatahaad ka Geystay Deegaanka Xawaadley ee Sh-dhexe.

Wabiga Shabeelle ee mara deegaanka Xawaadley ee gobolka Shabeellada-dhexe , ayaa lagu soo waramayaa in uu halkaasi ka geystay fatahaad xoogan.

Dadka deegaanka ayaa tilmaamay in fatahadaan ay sababtay khaasaro baaxad leh, iyagoona sheegey in ay baaba’een dalagyo badan oo beeraha ka baxayay.

Dadka ku dhaqan Xawaadley ayaan haatan ku dadaalaya in ay xiraan biyaha, si aysan ugaarin tuulooyinka kale ee dariska la’ah deegaankaas, iyagoona sheegay ineysan wax gurmad ah ka helin maamulka la baxay Hirshabeelle.

Halkaan ka Degso Warka Fatahaada

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.