Friday, June 27, 2025
HomeAll NewsWadanka Soomaaliya Ma Xorbaa Xilligan Mise.?

Wadanka Soomaaliya Ma Xorbaa Xilligan Mise.? [Wareysi]

Waxaa lagu guda jiraa maalmo ay Dowladda Fedaraalku marka la marayo ku sheegto iney Soomaalidu xorriyad ka qaateen gumeystihii noocyada kala duwan lahaa ee dalka kusoo duulay, arrintaasoo dadka inta aan taariikhda la socon ama aanan wax badan fahmi karin lagu jiho wareeriyo.

Balse waxaa jirta su’aal in badan la is waydiiyo oo dadka intooda waxgaradka ah ay si wanaagsan uga jawaabeen taasoo ah Soomaaliya ma xorbaa.?

Waxaan su’aashan hordhignay Nabadoon Cilmi Xuseen oo kamid ah Waxgaradka Soomaaliyeed, wuxuuna ku warceliyay sida tan.

Halkaan ka Degso Wareysiga.

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.