Darawallada kaxeeya mootooyinka noocyada kala duwan leh ee kashaqeeya gobolka Banaadir ayaa ka cabanaya, dhibaatooyin kala duwan oo ay ku hayso Dowladda Fedaraalka oo ay ugu horreyso iney ka xirtay wadada Sayidka, iyo in askarteedu dhacayaan mootooyinka lacago baad ahna ka qaadanyaan.
Waxay mootooyinka si silic ah ku maraan waddo jid cadde ah oo dhexmarta xaafadaha degmada Hoolwadaag, halka laamigiina uu uxiran yahay Dowladda Fedaraalka.