Wafdi uu horkacayay Waaliga Wilaayada Islaamiga Shabeellaha Hoose Sheekh Cabbdisamad Abuu Cabdiraxmaan, ayaa booqasho ku tagay jiidaha hore ee dagaaalka gobolka, waxayna halkasaas kula soo kulmeen ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab.
Sheekh Cabdiraxmaan Firin oo kamid ah culimada Diinta Islaamka, qeybna ka ahaa wafdiga, ayaa ciidamada Mujaahidiinta u jeediyay kalimad muhiim ah oo ka hadleysay fadliga Jihaadka.
Sheikh Cabdisamad Abuu Cabdiraxmaan ayaa dhankiisa jeediyay kalimad ka hadleysay asbaabaha sugnaanta, wuxuuna ciidamada Mujaahidiinta ku bogaaiyay shaqada ay hayaan, isagoona tilmaamay in sababtooada lagu heley amniga iyo ku dhaqanka Shareecada Islaamka.