Thursday, April 17, 2025
HomeAll NewsWar-Saxaafadeed: Al-Shabaab oo War Kasoo Saaray Duqeyntii Xalane.

War-Saxaafadeed: Al-Shabaab oo War Kasoo Saaray Duqeyntii Xalane.

War qoraal ah oo kasoo baxay Taliska ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab, ayaa looga hadlay duqeyntii barqanimadii maanta lagu garaacay xerada Xalane ee magaalada Muqdisho.

Taliska ayaa sheegay in dhowr madfac ay gudaha ugu dheceen xarunta Xalane oo ah taliska Shisheeyaha duullaanka kusoo qaaday Soomaaliya.

Bayaanka waxaa lagu sheegay in Xalane ay tahay, goob laga soo abaabulo xamlada ka dhanka ah Umadda Soomaaliyeed, sidaasi darteed qof kasta oo Soomaaliyeed looga baahanyahay inuu kaalin ka qaato dagaalka ka dhanka ah Shisheeyaha, sida lagu sheegay war saxaafaeedka.

Halkan kala deg Bayaanka

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.