Wednesday, July 2, 2025
HomeAll NewsWarbaahin Laga Leeyahay Turkiga oo Daabacday Sawir Lagu Aflagaadeynayo Nabi Maxamed ﷺ.

Warbaahin Laga Leeyahay Turkiga oo Daabacday Sawir Lagu Aflagaadeynayo Nabi Maxamed ﷺ.

Saxafiyiin katirsan Warbaahinta Leman ee laga leeyahay dalka Turkiga ayaa waxa ay daabaceen, sawir lagu aflagaadeynayo nabi Maxamed ﷺ.

Arrintaan ayaa waxaa ka dhashay caro xooggan oo ay muujiyeen Muslimiinta ku dhaqan dalka Turkiga, waxaana xukuumadda Ankara ay sheegtay iney xirtay 3 wariye oo katirsan warbaahintaas.

Halkaan ka Degso Warka Turkiga.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.