Warbaahinta Islaamiga ah ee Al-Furqaan ayaa wareysi gaar ah oo dhinacyo badan taabanaya la yeelatay Waaliga wilayada Hiiraan Sheekh Guuleed Abuu Nabhaan.
Dhinacyada laga wareystay waaliga waxaa kamid ah xaaladda guud ee wilaayada, dagaallada ka socda gobolka iyo wax soo saarka beeraha ee gobolka.