Saturday, June 21, 2025
HomeAll NewsWarbixin Cusub oo Shaaca ka Qaaday in Itoobiya ay Qarka Usaaaran Tahay...

Warbixin Cusub oo Shaaca ka Qaaday in Itoobiya ay Qarka Usaaaran Tahay Burbur.[DHAGEYSO]

Warbixin uu soo saaray machadka lagu magacaabo dhaqaalaha iyo nabadda adduunka ayaa warbixin uu soo saaray waxa uu ku sheegay, in dalal badan oo ku yaalla Afrika kana mid tahay Itoobiya ay qarka usaaran yihiin iney burburaan.

Wadamada ugu xasaradaha badan ee Afrika ayay warbixintu ku sheegtay iney yihiin, Itoobiya, Suudaan, Koonfurta Suudaan iyo Jamhuuriyadda dimuquraadiga ah ee Koongo.

Itoobiya oo ay si gaar ah uxustay warbixinta ayay sheegtay in uu yahay dal ay ka kolcayaan dagaallo culus, dowladda dalkaasna ay iminka qarka usaaran tahay iney burburto.

Halkaan ka Degso Warka Itoobiya

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.