Sunday, April 20, 2025
HomeAll NewsWarbixin: Muslimiinta Qazza oo Ka Jawaabay Hanjabaadda Donald Trump. .

Warbixin: Muslimiinta Qazza oo Ka Jawaabay Hanjabaadda Donald Trump. [Dhagayso].

Muslimiinta Qazza ayaa si karti iyo dadnimo leh, waxay uga jawaabeen hanjabaadda iyo islaweynida madaxweynaha Maraykanka Donald Trump, kaasoo dhawaan sheegay in Qazza Jaxiimo isku bedeli doonto, haddii maalinta Sabtida aan lasii deynin dhamaan maxaabiista Yahuudda.

Halkan kala deg Warbixinta

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.