Tuesday, June 24, 2025
HomeAll NewsWarbixin-Sanad iyo Sooyaal-Dhibaatooyinka ku Habsaday Mareykanka.

Warbixin-Sanad iyo Sooyaal-Dhibaatooyinka ku Habsaday Mareykanka.

Mareykanka oo ah hormuudka dhibaatada kajirta dunida, waxaa sanadkan sii dhamaanaya ka dhacaya dhacdooyin waaweyn iyo dhibaatooyin saameeyay bulshada Ameerikaanka ah, waxaana kamid ahaa dab, dibadbaxyo iyo khilaaf siyaasadeed, heer la isku dayay in nolosha la dhaafiyo Donald Trump.

Hadaba warbixin ku aadan dhacdooyinkii ugu waaweynaa ee saameynta lahaa kana dhacay gudaha Maraykanka, waxaa halkan kasoo jeedinaya walaalkeen Haashim Cabdi Naasir.

Halkaan ka Degso Warbixin- Azamaatka Maraykanka sanadka 1446.

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.