Wednesday, June 25, 2025
HomeAll NewsWarbixin- Sanad iyo Sooyaal- Riditaankii Nidaamka Nuseyriyada Suuriya.

Warbixin- Sanad iyo Sooyaal- Riditaankii Nidaamka Nuseyriyada Suuriya.

Riditaankii Nidaamka Nuseyriyada ee dalka Suuriya ka talinayay inkabadan Nus qarni ayaa kamid ah dhacdooyinka ugu hadal-heynta iyo farxadda badan ee la diiwaan geliyay sanadkan aanu sagtooineyno ee 1446-da hijriyada.

Hadaba sidee ayuu u dhacay howlgalkii Radcul Cudwaan ee dhaliyay in Suuriya ay ka xurowdo sanawaat dhibaato iyo rafaad ah? Warbixin ku aadan waxaa soo jeedinaya walaalkeen Maxamed Amiin.

Halkaan ka Degso Warbixin- Riditaankii Nidaamka Nuseyriyada

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.