Abuu Dujaana Al-Ansaari, wuxuu kamid ahaa halyeeyadii saxaabada ahaa, ee ku tilmaamnaa geesinimada iyo nafhurka, marka la jooga saaxaadka hore ee dagaalkana wuu ka soocnaa ragga asaagiisa ah.