Monday, July 21, 2025
HomeAll NewsWarbixin- Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab oo ku Baaqday in Loo Gurmado Muslimiinta Qazza.

Warbixin- Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab oo ku Baaqday in Loo Gurmado Muslimiinta Qazza.

Warsaxaafadeedkan oo ciwaan looga dhigay “ Alle aan uga cabsanno u hiilinta iyo u gurmashada reer Qazza” ayaa waxaa ku saxiixan Xafiiska Warfaafinta Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab, waxaana baahisay Mu’assasada warbaahineed ee Al-Kataa’ib.

Waxa uu bayaanka ku furfurtay hadalka Allaah Subxanahu watacaalaa ee uu kaga waramayo cadaawadda Yahuudda iyo halka ay gaarsiisantahay, Allaha wuxuu yiri:-

Nabiga Salla-llaahu caleyhi wasallam wuxuu yiri: “ Tusaalaha Mu’miniinta marka laga hadlayo kalgacalka, isku naxriisashada iyo isku turidda, waa hal jasad oo kale, oo haddii xubin kamid ah ay xanuunsato isugu wacanayo dhafar iyo soo jeed”.

Intasa kadib waxaa Warsaxaafadeedka lagu yiri: “ Quluubteena waxay la gubaneysaa waxay Yahuudda loo carooday iyo isbaheysiga reergalbeedka gaalada ah ku sameynayaan ehelkeena ku nool Qazzada go’doonsan, mana aynaan arkin wax ka liita cadowgeena Sahaayinada, Saliibiyiinta iyo dabadhilifyadooda Murtadiinta, kuwaasoo hubka gaajeysiinta ka dhigtay wasiiladooda fuleynimada ah ee ay ku doonayaan iney ku qariyaan taagdaridooda la xiriirta iney soo afjari waayeen dagaalka, iyagoo ku horjabay koox yar oo ku dagaallameysa duruuf adag, islamarkaana aan heysan gurmad, dhul ballaaran oo ay cadowga kula xisaabtamaan, sidaasoo ay tahayna weli waxay dharbaaxyo culus gaarsiinayaan cadowga Sahyuuniyadda ee fulayada ah, kaasoo aan awoodin waxaan ka ahayn in derbi gadaashii uu gantaallo kasoo tuuro, iyo in la gaajeysiiso dadka mustadcafiinta ah, sidaasina ku faanaya” ayaa lagu yiri warsaxaafadeedka kasoo baxay Xafiiska Warfaafinta ee Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab.

Wuxuu intaa kusii daray warsaxaafadeedka: “ Waa lama huraan in la baraarujiyo in dadkaas abriyada ah lagu dilo gaajeysiin iyo dulleyn uu ogolaaday Aqalka cad ee looga taliyo Maraykanka, ayna soo dhaweeyeen isbaheysiga reergalbeedka ee gaalada ah, sidoo kale arintan ma dhici lahayn haddii aaney jiri lahayn madaxda khawanada ee Murtadiinta ah, kuwaasoo derbi adag u noqday Sahaayinada si ay usii wataan jaraa’imtooda ka dhanka ah abriyada reer Qazza”.

Warsaxaafadeedka uu baahiyay Xafiiska Warfaafinta ee Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab, loogana hadlayo xaalada murugsan ee Qazza ayaa wuxuu intaa kusii daray: “ maamulladaas ridada ayaa ah derbiga ugu horeeya ee ay tahay in la dumiyo, ka hor inta aan la dumin gidaarka Yahuudda, qofkii aan fahmin kaalintooda ku aadan sii jiritaanka gumeystaha mujrimka ah, waa inuu fiiriyaa caruurta Qazza ee sawiradooda lagu soo bandhigayo shaashadaha caalamka, iney gaajo u dhinteenna ay warbaahintu diiwangelineyso, halka dhawaaqiidda ka talisa wadamada Muslimiinta ay kusii adkeysanayaan xirnaanshaha marinnada Qazza, islamarkaana diidaya in gawaarida gurmadka sida ay u gudbaan Qazza, kuwaasoo raashiinkii ay wadeen qurmay islamarkaana taariikhdiisu dhacday, ilaalinayana masaalixda Yahuudda, sidoo kalena baacsanaya qof weliba oo xor ah oo doonaya inuu u gurmado walaalihiisa mustadcafiinta ah, sidaasi darteed ma xoreyn karno Beytul Maqdas illaa aan wadamada Muslimiinta Ka xoreyno khawaada, dabadhilfyada iyo maamullada Ridada, arintan ayaana ah mida la doonayo iney fahmaan dadka iyo kuwa u xusul-duubaya xoreynt Umadda” ayaa lasii raaciyay warsaxaafadeedka kasoo baxay Xafiiska Warfaafinta Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab.

Iyadoo lala hadlayo muslimiinta Qazza ayaa lagu yiri wasaxaafadeedka: “ Walaalaheena mustadcafiinta ee Qazza waxaan ku leenahay; Nabigeena Salla-llaahu caleyhi wasallam ayaa lagu imtixaamay go’doomin iyo gaajo, isagoo ahaa sayidka makhluuqaatka oo idil, ee sabra oo ixtisaabsada, Alle agtii waxa yaala ayaa kheyr badan’e. An-Nucmaan ibnu Bashiir wuxuu yiri: waxaan maqlay Cumar Ibnul Khadhaab oo ka hadlaya futuuxaatkii iyo qanaa’imtii ay dadku heleen isagoo leh “ Waxaan arkay Rasuulka Salla-llaahu caleyhi wasallam oo calooshiisa isku laabay gaajo darteed, isagoo aan heli karin timir liidata oo uu caloosha ka buuxsado”. Waa Xadiith saxiix ah.

Warsaxaafadeedka oo sii socda waxaa lagu yiri: “ Gaajada qabatay Nabiga Salla-llaahu caleyhi wasallam waxaa kamid ah tii gaartay markii lagu go’doomiyay toggii Abuu Dhaalib, halkaas oo ay Mushrikiintu ku go’doomiyeen 3 sano oo xiriir ah, taasina kama reebin inuu qaado amaanada risaalada, kuna kalsoonaado ballanqaatka Allaah, culeeskaasna waxaa xigay minxo iyo in Islaamku hogaanka qabto, taasoo ka yaabisay cadowga. Allaah waxaan weydiisaneynaa inuu reer Qazza siiyo rizqi ay quutaan, kana kaafiyo hammi iyo murugo kasta, xaaladda Umadan imtixaamanna sidan ka bedelo, Qazza ayaana banaanka soo dhigtay in Umadda oo idil ay ku jirto gumeysiga Sahyuu Saliibiyadda, marka laga reebo masaaxada xorta ah ee madaxa-banaan, taasoo ku xurowday cizziga Jihaadk, ayna xukuntay Shareecada Allaah, Raayada Towxiidkana ay babaneyso, haba ka caroodaane gaalada”.

Gebegebadii waxaa warsaxaafadeedka lagu diray farriin ku socota Muslimiinta, waxaana lgu yiri: “ Muslimiinay waa inaad ogaataan in dilka lagu hayo reer Qazza iyadoo dhamaan dadku ay fiirsanayaan, ay tahay ceeb taariikhdu xusi doonto oo aan lagu meyri karin waxaan Jihaad ka ahayn, kaasoo aan yareysaneyn xaqqa uu leeyahay ninka ugu yar Muslimiinta, iyo diyaargarow aan joosaneyn illaa Raayaadka Towxiidka laga suro Al-Aqsaa, marka qofkii doonaya inuu iska meyro ceebtaas waa inuu soo haleelaa xeryaha tababarrada, shaqo iyo diyaar-garowna ku dhaqaaqaa, illaa aan dalalka Islaamka ka nadiifineyno nijaasada Ridada iyo gaalada, oo aan u madax banaanaaneyo Shareecada Rabbigeena anagoo xor ah”.

“ Allaah hodanka ah waxaan weydiisaneynaa ee ay gacantiisu ku jiraan furayaasha wax weliba, inuu kurbada ka feydo walaalaheena reer Qazza, Allow quudi oo waraabi, deeqdadaada weynna ku kaafi, ugana gargaar cadowgooda. Allow waxaan ku weydiisaneynaa dembi dhaaf iyo towbo, Wal-Xamdu lillaahi Rabbil Caalamiin”.

Warsaxaafadeedka kasoo baxay Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ee Muslimiinta loogu baaqay iney u gurmadaan reer Qazza ayaa kusoo aadaya, iyadoo xaalad adag ay wajahayaan Muslimiinta Qazza, cadowga Yahuudda oo helayo taageero caalami ahna la keli noqdeen, halka Muslimiinta caalamka ay indhaha ka daawanayaan dhibaatadaas.

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.