Tuesday, June 17, 2025
HomeAll NewsWargeys Afrikaan ah oo Quus ka Muujiyay Marxadda Duullaanka Shisheeye ee AUSSOM.

Wargeys Afrikaan ah oo Quus ka Muujiyay Marxadda Duullaanka Shisheeye ee AUSSOM.

Marba marka ka dambeysa waxaa isa soo taraya warbixinnada walaaca looga muujinayo mustaqbalka iyo sii socoshada duullaanka loogu yeero AUSSOM ee ay ciidamada Shisheeye ka wadaan Soomaaliya, kaas oo wajahaya dhaqaale la’aan baahsan iyo caqabado kale.

Mid kamid ah wargeysyada ugu afka dheer ee kasoo baxa dalka Kenya laguna magacaabo The East African ayaa waxa uu baahiyay, warbixin uu ku sheegayo in mugdi badan uu hareerayay duullaanka AUSSOM islamarkaana uu qarka usaaran yahay inuu fashimo, kadib markii Shisheeyaha caalamka ay ku kala dareereen maalgalinta duullaankaan.

Halkaan ka Degso Warka Wargeyska

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.