Wali waxaa deegaanka Bariire ee gobalka Sh-hoose ku sugan ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab, waxaana wali halkaasi ka socda damaashaadka ay dadka ku muujinayaan farxadooda.
Wariye Cabdullaahi Soomaali ayaa waxa uu sidoo kale booqday xeryihii ay isaga carareen ciidamada Dowladda Fedaraalka, waxaana uu wareysiyo la yeeshay qaar kamid ah dadka deegaanka.