Al-Kataa’ib Al-Ikhbaariyah ayaa baahisay muuqaalka kulan wadatashi ah oo dhexmaray hogaanka sare ee Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab iyo Maktabka Siyaasadda iyo Wilaayaadka, kaas oo laga soo saaray warmuriyeed muhiim ah.
Shirka waxaa Warbaahinta Islaamiga ah ee Al-Furqaan uga qeyb galay wariye Cabdiullaahi Yaasiin Jaamac (Cabdullaahi Soomaali) wuxuu halkaa kasoo diyaariyay maadooyin maqal iyo muuqaalba isugu jira, caawase waxaan idiin soo gudbineynaa warbixin uu ku sawirayo shirka ugana warramayo nuxurkiisa ama muggiisa.