Anas Al-Ansaari oo kamid ah wariyaasha warbaahinta Islaamiga Andalus ayaa ku sugan goobihii saaka lagu dagaallamay, ee ay gacanta ku dhigeen ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab, wuxuuna warbaahinta Al-Furqaan uga waramay bal uu sida xaalku yahay.