Monday, April 21, 2025
HomeAll NewsWasiir Fartaag oo Dembiile ku Tilmaamay Axmed Madoobe, Madaxweynaha Maamulka Jubbaland.

Wasiir Fartaag oo Dembiile ku Tilmaamay Axmed Madoobe, Madaxweynaha Maamulka Jubbaland.

Cabdullaahi Fartaag oo ah wasiirka arimaha Amniga Dowladda Federaalka, ayaa sheegay in Axmed Madoobe uu yaahy nin fallaage ah oo dembiile ah, Dowladda Federaalkana iska dhicin doonto.

Wuxuu sheegay in Axmed Madoobe uu ka horyimid Dowladda Federaalka, oo uu la dagaallamay ciidankeeda, Dowladda Federalakana ay ku diiwaangelisay Axmed Madoobe inuu yahay dembiile fallaago ah, la iskana dhicinayo isaga iyo inta raacsan, sida uu hadalka u dhigay Cabdullaahi Fartaag, wasiirka Amniga ee Dowladda Federaalka.

Halkan kala deg Faafaahinta

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.