Saturday, July 19, 2025
HomeAll NewsWasiir Hore oo Eedeymo Kala Duwan u Jeediyay Madaxweynah Dowladda Fedaraalka.

Wasiir Hore oo Eedeymo Kala Duwan u Jeediyay Madaxweynah Dowladda Fedaraalka.

Wasiir hore ayaa sheegay in Xasan Sheekh uu ku jiro xaalad hubanti la’aan siyaasadeed ah, isagoo ku dhaleeceeyay inuusan waxba ka qaban arrimaha bulshada.

Cabdiraxmaan Yusuf Xuseen Ceynte oo ah Wasiirkii hore ee Wasaaradda Qorsheynta Dowladda Federaalka ayaa waxa uu eedeymo u jeediyay Xasan Sheekh.

Ceynte ayaa waxa uu tilmaamay, in Xasan Sheekh oo ay muda xileedkiisa ka harsan tahay 10 bilood uu xaalad hubanti la’aan siyaasadeed ah galiyay Dowladda Fedaraalka, sidoo kalana uu ku fashilmay arrimaha bulshada.

Halkaan ka Degso Warka Wasiirka Hore

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.