Wednesday, April 16, 2025
HomeAll NewsWasiir Hore oo Sheegay in Dowladda Fedaraalka ay ku Fashilantay Amniga Muqdisho.

Wasiir Hore oo Sheegay in Dowladda Fedaraalka ay ku Fashilantay Amniga Muqdisho.[DHAGEYSO]

Yuusuf Cabdi Aadan oo ah wasiir hore uga tirsanaa maamulka la baxay Jubbaland, ayaa wareysi dheer oo uu bixiyay waxa uu kaga hadlay fashilka amni ee ay wajheyso Dowladda Fedaraalka.

Waxa uu sheegay in xukuumadda uu hogaamiyo Xasan Sheekh ay ku fashilantay amniga magaalada Muqdisho, kaliyana ay maqasho Buruskii dhawaaqa si ay lacag uga qaado, taas badalkeedana aysan maqlin hoobiyayaasha ku hoobanaya xarumaheeda.

Halkan ka Degso Faahfaahinta.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.