Wednesday, June 25, 2025
HomeAll NewsWasiir Katirsan Maamulka la Baxay Puntland oo Eed Looga Dhigay Inuu Tegay...

Wasiir Katirsan Maamulka la Baxay Puntland oo Eed Looga Dhigay Inuu Tegay Muqdisho.

Wasiirka Wasaarada beeraha ee maamulka la baxay Puntland Maxamed Cabdiqaadir Doonyaale, ayaa waxaa maanta xildhibaannada hortooda lagu weydiiyay su’aal eedeyn umuuqatay, taas oo kaga timid mid kamid ah xildhibaannada.

Xildhibaan Faarax ayaa wasiirka ku edeeyay in uu tagay magaalada Muqdisho, halkaasna uu kaga qeyb galay shirar ay qabatay Dowladda Fedaraalka. balse wasiirka ayaa iska fogeeyay eedeyntaas.

Halkaan ka Degso Codka.

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.