Monday, May 19, 2025
HomeAll NewsWasiirad Ugaftay Diinta Islaamka Kuna Baaqday in la Sharciyeeyo Qudba Sirada.

Wasiirad Ugaftay Diinta Islaamka Kuna Baaqday in la Sharciyeeyo Qudba Sirada.

Khadiija Maxamed Al-Makhzuumi oo ah Wasiirka Wasaaradda Haweenka ee Dowladda Fedaraalka ayaa waxa ay ku baaqday, in la sharciyeeyo guurka aan sharciga aheyn, iyadoo qirtay in sanadkii hore wadooyinka Muqdisho laga qaaday ku dhawaad 100 caruur ah.

Waxa ay sidoo kale ugaftay haweenka Soomaaliyeed iyadoo sheegtay in badankood ay yihiin kuwa ku xiran guur aan sharci aheyn, iyadoo isla xilligaas ku baaqday in degmo waliba oo katirsan magaaada Muqdisho loo sameeyo wadaad udiiwaan gashan Dowladda Fedaraalka oo fududeeya guurka aan sharciga aheyn.

Tani ayay ku tilmaamay mid iska caadi ah oo caalamka oo dhami ay ka jirto, waxa ayna geesta kale xustay in sanadkii hore wadooyinka Muqdisho laga qaaday ku dhawaad 84 caruur ah.

Halkaan ka Degso Warka Wasiiradda

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.