Sunday, April 20, 2025
HomeAll NewsWasiirka Maaliyadda oo Iska Difaacay Eed uga Timid Wadaadaha u Fatwooda Shisheeyaha.

Wasiirka Maaliyadda oo Iska Difaacay Eed uga Timid Wadaadaha u Fatwooda Shisheeyaha.

Biixi Iimaan Cige oo ah wasiirka Maaliyadda Dowladda Federaalka, ayaa ka jawaabay eedeyn dhawaan ay usoo jeediyeen qaar kamid ah wadaadaha u fatwooda Shisheeyaha iyo Dowladda Federaalka, oo ahaa inuu doonayo in la meel mariyo xeer Ribada baneynaya.

Isagoo ka hor hadlayay baarlamaanka Dowladda Federaalka, ayuu wasiirka Maaliyadda waxba kama jiraan ku sheegay eedaas, isagoo sheegay inuusan cidna ka ogolaan doonin iney shakhsiyadiisa weerarto.

Halkan kala deg Faafaahinta

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.