Monday, April 7, 2025
HomeAll NewsWasiirrada Arrimaha Dibadda ee Imaaraat-ka iyo Yahuudda oo ku Kulmay Abu Dhabi.

Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee Imaaraat-ka iyo Yahuudda oo ku Kulmay Abu Dhabi.

Maalintii shalay waxaa magaalada Abu Dhabi ee wadanka Imaaraat-ka Carabta kulan wada jir ah ku yeeshay wasiiro arrimo dibadeedyada Imaaraat-ka iyo maamulka Sahaayinada.

Kulankan ayaa ahaa mid lagula diganayay ehelkeyna Qazza, maadaama la sheegay iney dhinacyadu kawada hadlayaan xaaladda bani’aadannimo ee ka taagan Marinka Qazza.

Waa isla Yahuudda kuwa xasuuqaya Muslimiinta Qazza, hadane waxay noo sheegayaan iney bani’aadannimada wax ka garanayan, Imaaraat-kuna waa garabka Yahuudda, waana dowlad jecel gumaadka Muslimiinta oo la ogyahay dhibaatooyinka ay ka waddo wadamo badan oo Muslimiin ah sida Suudaan Soomaaliya, iyo Yaman.

Sido kale xukuumadda Imaaraat-ka Carabta ayaaa xiriir dhow la leh maamulka Yahuudda, waxayna wadankaasi kusoo dhawaysay oo degan Sahaayino farabadan iyo shisheeye isaga kala yimid Dunida dacalladeeda.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.