Sunday, May 18, 2025
HomeAll NewsWasiirro Katirsan Dowladda Fedaraalka oo Isku Badalay Mukhallasiin Dadka Tahriibiya.

Wasiirro Katirsan Dowladda Fedaraalka oo Isku Badalay Mukhallasiin Dadka Tahriibiya.[WAREYSI]

Shakhsiyaad katirsan Dowladda Fedaraalka ayaa lagu tahriibinayaa hab musuqmaasuq ah, iyadoo Dowladda Fedaraalka dhexdeeda isku eedeyndeyso arrintaasi.

Haddaba maxay tahay khibradda ay Mukhallasiintii Liibiya ka faa’iideen ee la xiriirta tahriibinta dadka, wadiiqo nuucee ah ayayse dadka utahriiniyaan?, waxaan arrimahaas ka wareysanay Dr-Xanafi Cabdi Sheekh Aadan oo kamid ah Aqoonyahannada Soomaaliyeed.

Halkaan ka Degso Wareysiga Aqoonyahanka

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.