Thursday, June 5, 2025
HomeAll NewsWasiiru-dowle Katirsan Dowladda Xabashida Itoobiya oo Lagu Xiray Adis Ababa.

Wasiiru-dowle Katirsan Dowladda Xabashida Itoobiya oo Lagu Xiray Adis Ababa.

Wararka ka imaanayo magaalada Adis Ababa ee caasimada dalka Itoobiya ayaa ku waramaya, in gudaha magaaladaas lagu xiray Waziiru dawlihii hore ee Nabada Ithoobiya, kasoo magaciisa lagu sheegey Daaye dandaaye.

Ninkaan ayaa waxaa bilooyin ka hor laga soo daayaya xabsiga dowlada Ithoobiya, isagoon uxirnaa kisas ay kusoo oogtay xukuumada Adis Ababa, wuxuuna xiligaasi ku soo baxay damaanad.

Halkaan ka Degso Warka Itoobiya

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.