Munaasabad ka dhacday magaalada Jamaame ee gobalka Jubada-hoose ayaa dib loogu furay masjid ku yaalla magaaladaas, kadib markii lagu sameeyay dayactir ballaaran.