Tuesday, April 15, 2025
HomeAll NewsWaxaa isa soo Taraya Saraakiisha Quusta ka Muujineysa Dagaalka Al-Shabaab.

Waxaa isa soo Taraya Saraakiisha Quusta ka Muujineysa Dagaalka Al-Shabaab.[DHAGEYSO]

Xildhibaan Caana-nuug oo katirsan Dowladda Fedaraalka ayaa waxa uu ka hadlay, safarkii uu shalay Xamse Cabdi Barre ku tagay magaalada Laascaanood ee xarunta gobalka Sool.

Waxa uu safarkaasi ku tilmaamay mid ay Dowladda Fedaraalka isaga dajineyso wareerka ka heysta furimaha dagaalka, kuna fashilmeen dirirta kala dhaxeysa Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab.

Geesta kale waxa uu soo hadal qaaday caburinta ay Dowladda Fedaraalka ku heyso siyaasiyiinta iyo dadka ku dhaqan magaalada Muqdisho ee kasoo horjeeda ragtideeda.

Waxa uu tilmaamay in ciidamada Boliska ee Dowladda Fedaraalka ay gabeen howshooda, dhibaatada ay wadaanna lagula xisaabtami doono.

Halkaan ka Degso Warka Xildhibaanka

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.