Degmada Ceel Cali oo katirsan wilaayada islaamiga ah ee Hiiraan ayaa waxaa lagu gubay, waxyaabo dhacay oo ay ciidamada Xisbadu kasoo uruuriyeen goobaha ganacsiga ee ku yaalla degmadaas.