Sunday, June 8, 2025
HomeAll NewsWeerar Askar Lagu Dilay oo ka Dhacay Duleedka Magaalada Beydhao.

Weerar Askar Lagu Dilay oo ka Dhacay Duleedka Magaalada Beydhao.

Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa waxa ay weerar ka miin ah la beegsadeen, askar katirsan maamulka la baxay Koonfur-galbeed.

Weerarka ayaa waxa uu si gaar ah uga dhacay inta u dhaxeysa magaalada Baydhabo iyo halka loo yaqaano Baru-jeetka ee duleedka magaaladaas, waxaana ka dhashay khasaare nafeed.

Inta la xaqiijiyay waxa ay ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab weerarkaan kamiinka ah ku dileen, 2 askari oo katirsan maamulka la baxay Koonfur-galbeed.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.