Friday, May 16, 2025
HomeAll NewsWeerar Gaari Looga Gubay Kenya oo ka Dhacay Gobalka Mandheera.

Weerar Gaari Looga Gubay Kenya oo ka Dhacay Gobalka Mandheera.

Wararka ka imaaanaya dhulka NFD ee ku hoos jira gumeysiga Dowladda Kenya ayaa ku waramaya, in ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ay weerar ku qaadeen xero ciidan oo ay ku sugnaayeen askarta Kenya.

Weerarka ayaa lagu qaaday, xero ay askarta Kenya ku leeyihiin deegaanka Hareeri-Suke ee hoostaga degmada Ceelqaalow ee gobalka Mandheera oo kamid ah dhulka ay gumeysato Kenya.

Hubka nuucyadiisa kala duwan ayaa la isku adeegsaday weerarka, waxaana lasoo warinayaa inuu khasaare geystay.

Inii uu weerarku socday, waxa ay ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab gubeen gaari Kooyal ah oo xerada uyiillay askarta Kenya.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.