Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa waxa ay shalay kamiin u dhigeen askar katirsan Dowladda Kenya oo ku socdaalayay nawaaxiga deegaanka Haluungo ee gobalka Mandhere oo kamid ah dhulka NFD ee ay gumeysato Kenya.
Weerarka ayaa lasoo warinayaa in khasaare kala duwan lagu gaarsiiyay kolonyada ciidamada Keenyaanka ah ee la beegsaday, walow aanan helin tafaasiil dheeraad ah oo ku aaddan halka uu la egyahay.
Weerarkaan ayaa waxa uukusoo aadayaa iyadoo maalmo kahor howlgal ay ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ka fuliyeen isla aagaan ay ku dileen 8 askari oo katirsan Dowladda Kenya.