Weerar Toogasho ah oo lagu qaaday xarun Yahuuddu ku leeyihiin magaalada Washington ee caasimadda Maraykanka, ayaa lagu dilay 2 ruux oo katirsanaa Shaqaalaha safaaradda Yahuudda.
Weerarka ayaa waxaa fuliyay nin lagu magacaabo Ilyaas oo 30 jir ah, kaas oo ku dhawaaqayay erayo ay kamid tahay Xureeye Filastiin, isagoo sheegay in weerarkaan uu ufuliyay Qazza darteed.
Halkaan ka Degso Xogta Weerarka lala Beegsaday Shaqaalaha Yahuudda