Friday, April 18, 2025
HomeAll NewsWeeraro Khasaare Dhaliyay oo ka Dhacay Burkina Faso iyo Niger, & Askari...

Weeraro Khasaare Dhaliyay oo ka Dhacay Burkina Faso iyo Niger, & Askari Lagu Beegsaday Yeman.

Dhawaan weerar qarax oo ka dhacay gobolka Diidoqo ee dalka Burkiina-Faaso, ayaa lala beegsaday gaari ay lahaayeen ciidanka xukuumadda wadankaasi.

Sawir laga soo qaaday gaariga oo ay baahiyeen Mu’asasada AZ-Zallaaqa ayaa lagu arkayaa, isaga oo gubanaya islamarkaana burubur xooggan uu ka muuqdo.

Sid kale ciidamada Mujaahidiinta Nusratul-Islaami Wal-Muslimiin, waxay weerar ku qaadeen, xarun ay leeyihiin ciidanka dowladda Niger oo ku taalla gudaha dalkaaasi, waxayna halkaasi ku dileen labo askari iyagoo soo furtay hub iyo agabyo kale, islamarkaana dab qabadsiiyay 3 gaari iyo 6 mooto oo nooca laba lugooleyda ah, ayana lahaayeen askarta Niger.

Dhinaca kale Mujaahidiinta Al-Qaacidada Jaziiradda Carabta ayaa howlgal shiish ku bartilmaameedsaday, mid kamid ah malleeshiyada ushaqeeya Imaaraadka ee isku magacaabau Xizaamul-Amni.

Toogashadan ayaa ka dhacday mandiqad ku taalla gobolka Shabwah ee dalka Yaman.

Mujaahidiinta Ansaaru-Shareecah  ayaa maalimihii lasoo dhaafay sii laba jibbaaray, beegsiga ay ku hayaan malleeshiyaadkan Yaman ujoooga danaha Imaaraadka Carabta.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.