Wabiga mara magaalada Jamaame ee gobalka Jubada-hoose ayaa qaaday wiil dhalinyaro ah oo ay da’diisu tahay 17 jir, kaas oo la xaqiijiyay inuu geeriyooday.
Wiilka ayaa u dabaal tagay wabiga, balse waxaa la xaqiijiyay inuu wabiga qaaday islamarkaana uu geeriyooday, waxaana ka wareysanay qaar kamid ah ehelladiisa iyo dad goobjoogayaal.