Thursday, May 15, 2025
HomeAll NewsWiil Dhalinyaro oo ku Dhintay Barkad ku taalla Magaalo Katirsan Waqooyiga Soomaaliya.

Wiil Dhalinyaro oo ku Dhintay Barkad ku taalla Magaalo Katirsan Waqooyiga Soomaaliya.

Wararka ka imaanya magaalad Balligubadle ee ku taalla Waqooyiga Soomaaliya ayaa ku warramaya, in Barkad ku taalla magaalada oo ay biyo ku jiraan uu ku dhacay Cabdullaahi Axmed Gubadle oo ahaa wiil dhalinyaro, dabadeedna uu halkaasi ku geeriyooday isagoo aan helin wax gurmad ah.

Dadka deegaanka ayaa sheegay in wiilku doonayay inuu ku dabaasho Barkadda balse uu ku dhacay.

Waxay cabasho ka muujiyeen in barakadaha maagaaladu yihiin kuwo afbanaan islamarkaana aan deyr lahayn, marmar badanna ay dad ku dhinteen.

War Mubaarak Cumar Iyo Wiil Biyo Ku Dhintay

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.