Sheekh Guuleed Abuu Nabhaan oo ah Waaliga Wilaayada Islaamiga ah ee Hiiraan ayaa waxa uu faahfaahin ka bixiyay, dagaalladii cuslaa ee maanta ka dhacay duleedka degmada Moqokori.
Waaliga ayaa sheegay in dagaalladaasi khasaare lixaad leh lagu gaarsiiyay ciidamada Dowladda Fedaraalka, islamarkaana ay dhimasho iyo dhaawac ku noqdeen in ka badan 60 isugu jirta Saraakiil iyo askar.
Halkaan ka Degso Wareysiga Waaliga