Saturday, May 17, 2025
HomeAll NewsWilaayada Islaamiga ah ee Sh/hoose oo ku Dhawaaqday Xamlo Dacwi ah.

Wilaayada Islaamiga ah ee Sh/hoose oo ku Dhawaaqday Xamlo Dacwi ah.

Wilaayada Islaamiga ee Shabeellaha Hoose ayaa ku dhawaaqday xamlo dacwi ah, taasoo ciwaankeedu yahay “ Wa Xarridil Mu’miniin”, ujeedkeeduna yahay in dadka lagu booriyo iney ka qeyb qaataan halganka ka socda Soomaaliya.

Munaasabad ka dhacday magaalada Kuunyo Barrow ee gobolka Shabeellaha Hoose, oo ay kasoo qeybgaleen culimo, odoyaasha dhaqanka iyo masuuliyiinta Wilaayada oo uu kamid yahay waaliga gobolka Sheekh Cabdisamad Abuu Cabdiraxamaan, ayaa looga dhawaaqay xamlada.

Waaliga gobolka ayaa ka hadlay xamlada iyo waxyaabaha ay xooga saari doonto, isagoo u mahadceliyay culimada diinta Islaamka iyo Odoyaasha dhaqanka.

Halkaan ka Degso Warka Xamlada

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.